Tiitos 2:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Waa iney ku noolaadaan nolol xigmad leh oo saafi ah, waa iney naxariis lahaadaan oo ey nimankooda ka dambeeyaan. Kadibna ceeb uma keeni doonaan ereyga Illaahey. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 oo ay digtoonaadaan, oo ay daahir noqdaan, oo ay gurigooda ka shaqeeyaan, oo ay wanaagsanaadaan, iyagoo nimankooda ka dambeeya, si aan ereyga Ilaah loo caayin. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 oo ay digtoonaadaan, oo ay daahir noqdaan, oo ay gurigooda ka shaqeeyaan, oo ay wanaagsanaadaan, iyagoo nimankooda ka dambeeya, si aan ereyga Ilaah loo caayin. See the chapter |