Online Bible

- Advertisements -




Tiitos 2:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Isagu wuxuu nafsadiisa u bixiyay inuu anaga naga madax furto wax kasta oo shar leh iyo inuu qalbiyadeena nadiifiyo, iyaga u hamuun qabo iney sameeyaan waxa wanaagsan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Isagu nafsaddiisuu u bixiyey aawadeen, inuu dembi oo dhan inaga furto oo uu inaga dhigto dad daahirsan oo uu isagu leeyahay oo ku dadaalaya shuqullo wanaagsan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

14 Isagu nafsaddiisuu u bixiyey aawadeen, inuu dembi oo dhan inaga furto oo uu inaga dhigto dad daahirsan oo uu isagu leeyahay oo ku dadaalaya shuqullo wanaagsan.

See the chapter Copy




Tiitos 2:14

Follow us:

Advertisements


Advertisements