Online Bible

- Advertisements -




Tiitos 2:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Nimcadaasi waxey na bareysaa inaan ka tagno nolosha aan cibaadada lahayn iyo damaca aduunka, oo aan dunidan sharta leh ugu noolaanno xigmad iyo xaqnimo Illaaheyna isu dhiibno.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 oo ina baraysa inaynu cibaadola'aanta iyo damacyada dunida diidno, oo aynu wakhtigan haatan la joogo digtoonaan iyo xaqnimo iyo cibaado ku noolaanno,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

12 oo ina baraysa inaynu cibaadola'aanta iyo damacyada dunida diidno, oo aynu wakhtigan haatan la joogo digtoonaan iyo xaqnimo iyo cibaado ku noolaanno,

See the chapter Copy




Tiitos 2:12

Follow us:

Advertisements


Advertisements