Tiitos 2:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 waa inaanan iyaga wax ka xadin, laakiin waa iney muujiyaan in si buuxdo loo aamini karo, haddaba si kasta ayey uga dhigi doonaan waxbaridda ku saabsan Illaaha Badbaadiyeheenna mid soo jiidasho leh. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 oo ayan wax ka xadin, laakiin waa inay aaminnimo wanaagsan oo dhan muujiyaan, inay si kasta cilmiga Ilaaha Badbaadiyeheenna ah ammaan ugu soo jiidaan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 oo ayan wax ka xadin, laakiin waa inay aaminnimo wanaagsan oo dhan muujiyaan, inay si kasta cilmiga Ilaaha Badbaadiyeheenna ah ammaan ugu soo jiidaan. See the chapter |