Online Bible

- Advertisements -

Tiitos 1:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Maxaa yeelay odayga kaniisadda wuxuu masuul ka yahay shaqada Illaah, waa in uusan eed lahayn. Waa in uusan isla weyni lahayn, ama uusan xanaaq badneyn, waa in uusan sarqaamin ama ahayn mid rabshad leh, oo uusan khiyaano lahayn.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Waayo, hoggaamiyaha kiniisaddu waa inuu ceeb la'aado sida wakiilka Ilaah; oo uusan madax adkaan, oo uusan camal fududaan, oo uusan sakhraan noqon, oo uusan gacan fududaan, oo uusan faa'iidada ceebta ah jeclaan,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Tiitos 1:7

Follow us:

Advertisements

Advertisements