Online Bible

- Advertisements -

Rooma 9:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Si kale haddaan u sharaxo, caruurta xagga jirka ka ah farcanka Ibraahim ma aha iney yihiin caruurtii Illaahey. Laakiin waxaa caruurtii Illaahey ah caruurta ballanta ku dhashay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Taas waxaa weeyaan, inaan carruurta jidhku ahayn carruurta Ilaah, laakiin carruurtii loo ballanqaaday ayaa farcan lagu tiriyaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

8 Taas waxaa weeyaan, inaan carruurta jidhku ahayn carruurta Ilaah, laakiin carruurtii loo ballanqaaday ayaa farcan lagu tiriyaa.

See the chapter Copy

Rooma 9:8

Follow us:

Advertisements

Advertisements