Rooma 9:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Maxey ugu guuleysan waayeen? Sababtu waxey tahay iney isku dayeen iney camalladooda xaq ku noqdaan oo eysan isku dayin iimaan. Waxeyna ku dul kufeen dhagax weyn. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH32 Tan sababteedu waa maxay? Maxaa yeelay, rumaysad kuma ay doondoonin, shuqullada samayntooda mooyaane. Waxay ku turunturoodeen dhagaxii turunturada; See the chapterKitaabka Quduuska Ah32 Tan sababteedu waa maxay? Maxaa yeelay, rumaysad kuma ay doondoonin, shuqullada samayntooda mooyaane. Waxay ku turunturoodeen dhagaxii turunturada; See the chapter |