Rooma 9:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Sidoo kalana, “Isla meeshii lagu dhahay, ‘Dadkeyga ma tihiin,’ ayaa mar labaad loogu yeeri doonaa ‘caruurta Illaaha nool.’ ” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH26 Oo waxay noqon doontaa, meeshii laga yidhi iyaga, Dadkayga ma ihidin, Meeshaas waxaa looga bixin doonaa, Carruurtii Ilaaha nool. See the chapterKitaabka Quduuska Ah26 Oo waxay noqon doontaa, meeshii laga yidhi iyaga, Dadkayga ma ihidin, Meeshaas waxaa looga bixin doonaa, Carruurtii Ilaaha nool. See the chapter |