Rooma 9:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Sida uu Illaahey kitaabkii nebi Hoosheeca ku yiri, “Waxaan ugu yeeri doonaa ‘dadkeyga’ iyagoon dadkeyga ahayn, waxaanna iyada ugu yeeri doonaa ‘tan aan jeclahay’ iyadoon ahayn tan aan jeclahay.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH25 Siduu Hooseeca ka dhex yidhi, Kuwo aan dadkaygii ahayn ayaan u bixin doonaa, Dadkayga, Tu aan ahayn gacalisadaydiina waxaan u bixin doonaa, Gacaliso. See the chapterKitaabka Quduuska Ah25 Siduu Hooseeca ka dhex yidhi, Kuwo aan dadkaygii ahayn ayaan u bixin doonaa, Dadkayga, Tu aan ahayn gacalisadaydiina waxaan u bixin doonaa, Gacaliso. See the chapter |