Rooma 9:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Inkastoo uu Illaahey xaq u leeyahay inuu caradiisa iyo awooddiisa u muujiyo qof walboo istaahila in la baabi’iyo, laakiin wuu u dulqaataa iyaga. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Bal maxay la tahay Ilaah haddii, isagoo doonaya inuu cadhadiisa muujiyo oo xooggiisa dadka ogeysiiyo, uu samir badan ugu dulqaatay weelasha cadhada oo loo diyaariyey baabbi'idda, See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Bal maxay la tahay Ilaah haddii, isagoo doonaya inuu cadhadiisa muujiyo oo xooggiisa dadka ogeysiiyo, uu samir badan ugu dulqaatay weelasha cadhada oo loo diyaariyey baabbi'idda, See the chapter |