Online Bible

- Advertisements -




Rooma 8:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Dadka ey damacyadoodu u taliyaan waxey ka fikiraan oo kaliya nafsadooda. Laakiin dadka uu Ruuxa Quduuska ah u taliyo waxey ka fikiraan waxyaalo ruuxi ah.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Waayo, kuwa sida jidhka u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha jidhka, laakiinse kuwa sida Ruuxa u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha Ruuxa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

5 Waayo, kuwa sida jidhka u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha jidhka, laakiinse kuwa sida Ruuxa u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha Ruuxa.

See the chapter Copy




Rooma 8:5

Follow us:

Advertisements


Advertisements