Online Bible

- Advertisements -




Rooma 8:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

38 Waanna qanacsanahay in eysan jirin wax naga fogeyn kara jaceylka Illaahey. Nagama fogeyn karaan, dhimasho ama nolol, malaa’igo, taliyayaal, ama waxyaalaha maanta ama waxyaalaha imaan doona ama awoodo kale,

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

38 Waayo, waxaan hubaa inaan dhimashada, ama nolosha, ama malaa'igaha, ama kuwa madaxda ah, ama waxyaalaha haatan jooga, ama waxyaalaha iman doona, ama kuwa xoogga leh,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

38 Waayo, waxaan hubaa inaan dhimashada, ama nolosha, ama malaa'igaha, ama kuwa madaxda ah, ama waxyaalaha haatan jooga, ama waxyaalaha iman doona, ama kuwa xoogga leh,

See the chapter Copy




Rooma 8:38

Follow us:

Advertisements


Advertisements