Online Bible

- Advertisements -




Rooma 8:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Waayo Illaahey horey ayuu u ogaa dadkiisa kuwa ey yihiin, wuxuuna u doortay si ey u noqdaan muuqaalka Wiilkiisa oo kale, Wiilkiisuna uu u noqdo curadka wiilal iyo gabdho badan oo walaalihiis ah.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Waayo, kuwuu hore u yiqiin wuxuu haddana hore ugu doortay inay u ekaadaan suuradda Wiilkiisa, inuu isagu curad ku noqdo walaalo badan dhexdood.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

29 Waayo, kuwuu hore u yiqiin wuxuu haddana hore ugu doortay inay u ekaadaan suuradda Wiilkiisa, inuu isagu curad ku noqdo walaalo badan dhexdood.

See the chapter Copy




Rooma 8:29

Follow us:

Advertisements


Advertisements