Online Bible

- Advertisements -




Rooma 8:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

24 Rajadan ayaa na la siiyay markaan badbaadnay. Laakiin rajada la arki karaa rajo ma aha. Yaa rajeeya wax uu heysto?

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

24 Waayo, waxaynu ku badbaadnay rajo, laakiin rajadii la arko rajo ma aha, maxaa yeelay, waa ayo kan rajeeyaa wuxuu arko?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

24 Waayo, waxaynu ku badbaadnay rajo, laakiin rajadii la arko rajo ma aha, maxaa yeelay, waa ayo kan rajeeyaa wuxuu arko?

See the chapter Copy




Rooma 8:24

Follow us:

Advertisements


Advertisements