Rooma 8:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Haddaba uunku waxuu ku jiraa walaac, ma ahan doorashadiisa, laakiin waa doonista kan ku dul saaray rajada. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH20 Uunkii waxaa la hoos geliyey wax aan waxtar lahayn, ikhtiyaarkiisna uma uu hoos gelin, laakiin waa kii hoos geliyey aawadiis, See the chapterKitaabka Quduuska Ah20 Uunkii waxaa la hoos geliyey wax aan waxtar lahayn, ikhtiyaarkiisna uma uu hoos gelin, laakiin waa kii hoos geliyey aawadiis, See the chapter |