Rooma 8:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Laakiin Masiixa ayaa idin ku dhex nool, sidaa darteed inkastoo ey waajib tahay in jirkiinu dhinto dembigiina dartiis, Ruuxa ayaa idin siinaya nolol, waayo waxaa la idin ka dhigay xaq. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 Oo haddii Masiixu idinku dhex jiro, jidhku waa meyd dembiga aawadiis; laakiinse ruuxu waa nolosha xaqnimada aawadeed. See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 Oo haddii Masiixu idinku dhex jiro, jidhku waa meyd dembiga aawadiis; laakiinse ruuxu waa nolosha xaqnimada aawadeed. See the chapter |