Online Bible

- Advertisements -

Rooma 7:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Haddaba ma waxaan dhaheynaa sharcigu waa shar? Maya lagama yaabo! Haddii uusan sharcigu jiri lahayn, ma aanan ogaadeen dembigu wuxuu yahay. Tusaale ahaan ma aanan ogaadeen waxey tahay rabitaanka wax qof kale leeyahay, hadduusan sharcigu i dhihi lahayn “Dadka kale waxooda ha damcin.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Haddaba maxaynu nidhaahnaa? Sharcigu ma dembi baa? Ma suurtowdo! Hase ahaatee, dembi ma aanan garteen, sharcigaan ku gartay mooyaane, damaca xun ma aanan garteen haddaan sharcigu i odhan, Waa inaadan wax damcin.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 7:7

Follow us:

Advertisements

Advertisements