Online Bible

- Advertisements -




Rooma 7:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Laakiin hadda waan ka xorownay sharciga, waxaanna nahay sidii kuwo dhintay sharciguna awood korkeena kuma laha. Hadda Illaahey waxaan ugu adeegi karnaa wadadan cusub ee ah inaan adeecno Ruuxdiisa, mana aha wadadii hore ee ahayd inaan adeecno sharci qoran.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Laakiinse haatan sharcigii waa laynaga furay, innagoo ka dhimannay wixii aynu ku hoos xidhnayn, si aynu ugu adeegno cusaybka ruuxa ee aynaan ugu adeegin gabowga qorniinka.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

6 Laakiinse haatan sharcigii waa laynaga furay, innagoo ka dhimannay wixii aynu ku hoos xidhnayn, si aynu ugu adeegno cusaybka ruuxa ee aynaan ugu adeegin gabowga qorniinka.

See the chapter Copy




Rooma 7:6

Follow us:

Advertisements


Advertisements