Rooma 7:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Markii uu jirkeenu na maamulayay, damacyadii dembiga ee sharcigu ka yimid ayaa naga dhex shaqeynayay, si aan u bixino miraha dhimashada. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Waayo, markii aynu jidhka ku dhex jirnay, damacyadii dembiyada ee sharciga ka yimid waxay ka dhex shaqaynayeen xubnaheenna inay midho u soo bixiyaan dhimasho. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Waayo, markii aynu jidhka ku dhex jirnay, damacyadii dembiyada ee sharciga ka yimid waxay ka dhex shaqaynayeen xubnaheenna inay midho u soo bixiyaan dhimasho. See the chapter |