Online Bible

- Advertisements -




Rooma 7:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Waxaa mahad leh Illaahey, kaasoo igu furtay Sayidkeena Ciise Masiix! Haddaba caqligeygu wuxuu adoon u yahay sharciga Illaahey, laakiin jirkeyga wuxuu adoon u yahay sharciga dembiga.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Waxaan Ilaah ugu mahad naqayaa inuu Rabbigeen Ciise Masiix igu furan doono. Sidaas daraaddeed aniga qudhaydu waxaan maankayga ugu adeegaa sharciga Ilaah; laakiinse waxaan jidhka ugu adeegaa qaynuunka dembiga.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

25 Waxaan Ilaah ugu mahadnaqayaa inuu Rabbigeen Ciise Masiix igu furan doono. Sidaas daraaddeed aniga qudhaydu waxaan maankayga ugu adeegaa sharciga Ilaah; laakiinse waxaan jidhka ugu adeegaa qaynuunka dembiga.

See the chapter Copy




Rooma 7:25

Follow us:

Advertisements


Advertisements