Rooma 7:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Laakiin sharci kale ayaa iga dhex shaqeynaya, kaasoo la dagaalamaya caqligeyga adoonna iiga dhigaya dembiga igu dhex nool. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH23 Laakiin waxaan xubnahayga ka arkaa qaynuun kale, isagoo la dagaallamaya qaynuunka maankayga oo maxbuus iiga dhigaya qaynuunka dembiga oo xubnahayga ku jira. See the chapterKitaabka Quduuska Ah23 Laakiin waxaan xubnahayga ka arkaa qaynuun kale, isagoo la dagaallamaya qaynuunka maankayga oo maxbuus iiga dhigaya qaynuunka dembiga oo xubnahayga ku jira. See the chapter |