Rooma 7:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Tusaale ahaan, sharcigu wuxuu leeyahay naagtu waxey ku xirantahay ninkeeda intuu nool yahay. Laakiin hadduu dhinto waxey ka xoroobeysaa sharcigii ninkeeda ku xirayay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 Naagtii nin luhu sharcigay ugu xidhan tahay ninkeeda intuu nool yahay, laakiinse mar haddii ninku dhinto, way ka furan tahay sharcigii ninka. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 Naagtii nin luhu sharcigay ugu xidhan tahay ninkeeda intuu nool yahay, laakiinse mar haddii ninku dhinto, way ka furan tahay sharcigii ninka. See the chapter |