Online Bible

- Advertisements -




Rooma 7:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Xaqiiqdii ma fahmo waxyaalaha aan sameeyo. Waayo waxa aan rabo inaan sameeyo ma sameeyo, laakiin waxa aanan rabin inaan sameeyo ayaan sameeyaa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Waayo, waxaan samaynayo garan maayo, maxaa yeelay, ma sameeyo wixii aan doonayo, laakiin waxaan sameeyaa wixii aan necbahay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

15 Waayo, waxaan samaynayo garan maayo, maxaa yeelay, ma sameeyo wixii aan doonayo, laakiin waxaan sameeyaa wixii aan necbahay.

See the chapter Copy




Rooma 7:15

Follow us:

Advertisements


Advertisements