Rooma 7:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Walaalayaalow waad garaneysaan in sharcigu qabto dadka nool oo kaliya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH1 Mise ma waydaan ogayn, walaalayaalow, in sharcigu nin u taliyo intuu nool yahay oo keliya? (Waxaan la hadlayaa dadka sharciga yaqaan.) See the chapterKitaabka Quduuska Ah1 Mise ma waydaan ogayn, walaalayaalow, in sharcigu nin u taliyo intuu nool yahay oo keliya? (Waxaan la hadlayaa dadka sharciga yaqaan.) See the chapter |