Rooma 6:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Haddii aan Ciise baabtiiska kula wadaagnay dhimashadiisa, sidoo kalana waan la wadaageynaa sarakicidda si aan ula noolaanno isaga. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Haddaynu isaga kula midownay dhimasho tiisa u eg, de sidaas oo kalena sarakicid tiisa u eg waynu kula midoobi doonnaa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Haddaynu isaga kula midownay dhimasho tiisa u eg, de sidaas oo kalena sarakicid tiisa u eg waynu kula midoobi doonnaa. See the chapter |