Online Bible

- Advertisements -

Rooma 6:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Waayo markii na la baabtiisay, waan dhimanay waxaana nalala aasay Masiixa. Sidii uu Ciise dhimashada uga soo sarakacay ammaanta Illaaha Aabaha ah ayaan inaguna hadda ugu noolaaneynaa nolol cusub.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Haddaba waxaynu isaga kula aasannay baabtiiska dhimashada dhexdeeda, in, sidii Masiixa kuwii dhintay loogaga sara kiciyey ammaanta Aabbaha, aan innaguna sidaas oo kale cusaybka nolosha ku dhex soconno.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 6:4

Follow us:

Advertisements

Advertisements