Rooma 5:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Ma jiro qof raba inuu u dhinto qof xaq ah, inkastoo laga yaabo qof inuu isku dayo inuu u dhinto qof wanaagsan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 Mar dhif ah mid waa u dhintaa nin xaq ah, mindhaase qof waa ku dhici lahaa inuu nin wanaagsan u dhinto. See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 Mar dhif ah mid waa u dhintaa nin xaq ah, mindhaase qof waa ku dhici lahaa inuu nin wanaagsan u dhinto. See the chapter |