Rooma 5:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Sidoo kale waan faraxnaa markaan dhibaatooyin iyo silac la kulanno, waayo waan ognahay in silacu nagu caawiyo inaan dulqaad lahaanno. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Oo taas oo keliya ma aha, laakiinse waxaynu ku faraxnaa dhibaatooyinkeenna, innagoo og in dhibaatadu dulqaadasho keento; See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Oo taas oo keliya ma aha, laakiinse waxaynu ku faraxnaa dhibaatooyinkeenna, innagoo og in dhibaatadu dulqaadasho keento; See the chapter |