Online Bible

- Advertisements -

Rooma 5:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Haddaba haddii dembigii Aadan dartiis ey dadku ku xukunnaayeen dhimasho, intee ka badan ayey kuwa helay nimcada Illaahey iyo hadiyada xaqnimada ku raaxeysanayaan nolol Ciise Masiix dartiis.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Haddii mid dembigiisa aawadiis ay dhimasho ku talisay midkaas aawadiis, de si ka badanna kuwa hela badnaanta nimcada iyo hadiyadda xaqnimada, noloshay ku dhex talin doonaan kii kale aawadiis kaas oo ah Ciise Masiix.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 5:17

Follow us:

Advertisements

Advertisements