Online Bible

- Advertisements -

Rooma 5:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Laakiin farqi weyn ayaa u dhaxeeya dembigii Aadan iyo Illaahey hadiyadiisa. Waayo dembiga Aadan ayaa dad badan dhimasho u keenay. Laakiin waxaa kasii weyn Illaahey nimcadiisa iyo cafintiisa ee aan ku helnay Ciise Masiix.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Hadiyaddu ma aha sida dembiga, waayo, haddii nin keliya dembigiis kuwa badanu u dhinteen, de in ka sii badan waxaa kuwa badan u badatay nimcada Ilaah iyo hadiyadda nin nimcadiis ku timid, kan ah Ciise Masiix.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 5:15

Follow us:

Advertisements

Advertisements