Rooma 5:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Haddaba sidii uu dembigu hal nin dartiis aduunka ugu soo galay, dhimashaduna ey ku timid dembiga dartiis. Sidaa darteed qof walba waxaa ku waajibay dhimasho waayo qof walba wuu dembaabay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH12 Haddaba sida dembigu nin keliya dunida ugu soo galay, dhimashaduna dembiga ugu timid, sidaasaa dhimashadiina u gaadhay dadka oo dhan, waayo, waa la wada dembaabay; See the chapterKitaabka Quduuska Ah12 Haddaba sida dembigu nin keliya dunida ugu soo galay, dhimashaduna dembiga ugu timid, sidaasaa dhimashadiina u gaadhay dadka oo dhan, waayo, waa la wada dembaabay; See the chapter |