Rooma 4:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Laakiin Illaahey kuguma aqbalayo shaqo wanaagsan oo aad sameysay. Illaahey wuxuu dembiilayaasha xaq uga dhigaa iimaankooda oo kaliya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Laakiin kii aan shaqayn illowse rumaysta kan xaq ka dhiga kuwa aan cibaadada lahayn, rumaysadkiisa waxaa lagu tiriyaa xaqnimo. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Laakiin kii aan shaqayn illowse rumaysta kan xaq ka dhiga kuwa aan cibaadada lahayn, rumaysadkiisa waxaa lagu tiriyaa xaqnimo. See the chapter |