Rooma 4:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Ibraahim iimaankiisuna weligiis ma daciifin. Wuxuu ku tagay xaqiiqdii jirkiisa oo ahaa sida meyd mar hadduu jiray boqol sano, minka Saarana sidoo kale meyd ahaa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH19 Isagoo aan rumaysadkii ku tabaryaraan wuxuu ka fikiray jidhkiisii sida meyd oo kale ahaa (isagoo boqol jir ku dhow) iyo meydnimadii maxalkii Saarah. See the chapterKitaabka Quduuska Ah19 Isagoo aan rumaysadkii ku tabaryaraan wuxuu ka fikiray jidhkiisii sida meyd oo kale ahaa (isagoo boqol jir ku dhow) iyo meydnimadii maxalkii Saarah. See the chapter |