Online Bible

- Advertisements -

Rooma 4:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Xitaa markii uu rajo la’aanta ahaa, Ibraahim wuxuu aaminay inuu noqon doono aabaha quruumo badan. Waayo Illaahey ayaa ku yiri, “Farcankaagu sidan oo kale ayey u badan doonaan.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Ibraahim rajuu wax ku rumaystay iyadoo aan rajo jirin inuu aabbe u noqdo quruumo badan, sida waxyaalihii lagula hadlay leeyihiin, Farcankaagu sidaasuu noqon doonaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

18 Ibraahim rajuu wax ku rumaystay iyadoo aan rajo jirin inuu aabbe u noqdo quruumo badan, sida waxyaalihii lagula hadlay leeyihiin, Farcankaagu sidaasuu noqon doonaa.

See the chapter Copy

Rooma 4:18

Follow us:

Advertisements

Advertisements