Online Bible

- Advertisements -




Rooma 4:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Sida kitaabku leeyahay, “Waxaan kaa dhigay aabaha dad badan.” Ballan qaadkan waxaa la siiyay Ibraahim waayo wuxuu rumeysnaa Illaaha soo nooleeya kuwa dhintay wax aan jirinna ka abuura waxyaalo cusub.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 (sida qoran, Quruumo badan baan aabbe kaaga dhigay) Ilaaha uu rumaystay hortiisa, kan nooleeya kuwii dhintay oo u yeedha waxyaalaha aan jirin sida iyagoo jira.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

17 (sida qoran, Quruumo badan baan aabbe kaaga dhigay) Ilaaha uu rumaystay hortiisa, kan nooleeya kuwii dhintay oo u yeedha waxyaalaha aan jirin sida iyagoo jira.

See the chapter Copy




Rooma 4:17

Follow us:

Advertisements


Advertisements