Online Bible

- Advertisements -

Rooma 4:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Sidaa darteed ballan qaadku wuxuu ku yimaadaa iimaan, waxaana na loo siiyay nimco ahaan. Ballan qaadkan ma laha Ibraahim farcankiisa ee sharciga haysta oo kaliya, laakiin sidoo kale waxaa leh kuwa leh iimaankii Ibraahim. Ibraahim waa aabaha kuwa iimaanka leh.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Taas daraaddeed waa xagga rumaysadka inay noqoto xagga nimcada, in ballanku hubaal u ahaado farcanka oo dhan; ee uusan u ahayn kan sharciga leh oo keliya, laakiinse inuu u ahaado kan leh rumaysadkii Ibraahim, kan aabbaha inoo ah kulligeen,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 4:16

Follow us:

Advertisements

Advertisements