Online Bible

- Advertisements -




Rooma 4:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Haddii Ibraahim iyo farcankiisa lagu siiyay ballankan sharci ey adeeceen dartiis, haddaba iimaanku muhiim ma aha ballan qaadkuna qiimo ma laha.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Waayo, haddii kuwa sharciga leh ay noqdaan kuwa dhaxalka leh, de markaas rumaysadkii waxaa laga dhigay wax aan waxtar lahayn, ballankiina waa la buriyey,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

14 Waayo, haddii kuwa sharciga leh ay noqdaan kuwa dhaxalka leh, de markaas rumaysadkii waxaa laga dhigay wax aan waxtar lahayn, ballankiina waa la buriyey,

See the chapter Copy




Rooma 4:14

Follow us:

Advertisements


Advertisements