Online Bible

- Advertisements -




Rooma 4:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Sidoo kale Ibraahim waa aabaha kuwa gudan oo ma aha kaliya iney gudanyihiin laakiin waa iney iimaan leeyihiin, sidii uu Ibraahim iimaanka u lahaa intaan la gudin ka hor.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 iyo inuu aabbaha gudniinta u noqdo kuwa aan ahayn kuwa gudan oo keliya laakiinse kuwa ku socda tallaabooyinka rumaysadka ee Aabbeheen Ibraahim haystay intuu buuryoqabka ahaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

12 iyo inuu aabbaha gudniinta u noqdo kuwa aan ahayn kuwa gudan oo keliya laakiinse kuwa ku socda tallaabooyinka rumaysadka ee Aabbeheen Ibraahim haystay intuu buuryoqabka ahaa.

See the chapter Copy




Rooma 4:12

Follow us:

Advertisements


Advertisements