Online Bible

- Advertisements -

Rooma 4:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Wuxuu gudniinka ku helay calaamad, shaabadda xaqnimada taas oo u ku lahaa iimaan inta aan weli la gudin. Sidaa darteed waa aabaha dhamaan kuwa aaminay laakiin aan gudneyn, si ey xaqnimada u helaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 oo wuxuu helay calaamada gudniinta, tan ahayd shaabaddii xaqnimada oo rumaysadkii uu haystay intuu buuryoqabka ahaa; inuu noqdo aabbihii inta rumaysata oo dhan in kastoo ay buuryoqab yihiin, in xaqnimo loo tiriyo iyaga,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 4:11

Follow us:

Advertisements

Advertisements