Rooma 3:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Haddaba miyaan kusoo gunaanadnaa in anagan Yuhuudda ah aan ka fiicannahay dadka kale? Maya, sidaas ma aha, waayo horay ayaan u sheegnay in dadka oo dhan Yuhuud iyo dadka aan Yuhuudda ahaynba ey ku hoos jiraan awoodda dembiga. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Waa maxay haddaba? Miyaynu dhaannaa iyaga? Maya, sinaba. Waayo, horaannu u dacweynay Yuhuudda iyo Gariigtaba inay kulligood dembi ku hoos jiraan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Waa maxay haddaba? Miyaynu dhaannaa iyaga? Maya, sinaba. Waayo, horaannu u dacweynay Yuhuudda iyo Gariigtaba inay kulligood dembi ku hoos jiraan. See the chapter |