Rooma 3:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Laakiin haddii xaq daradeenu ey u keeneyso xaqnimada Illaahey si cad, haddaba maxaan dhihi karnaa? Ma qalad ayaa inuu Illaahey ahayn mid xaq ah markii uu caradiisa noo keeno? Arintan waa aragti binu aadan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Laakiin haddii xaqnimola'aanteennu muujiso xaqnimada Ilaah, maxaynu odhan doonnaa? Ma xaq daranyahay Ilaaha cadhada soo dejiyaa? (Sida dad baan u hadlayaa.) See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Laakiin haddii xaqnimola'aanteennu muujiso xaqnimada Ilaah, maxaynu odhan doonnaa? Ma xaq daranyahay Ilaaha cadhada soo dejiyaa? (Sida dad baan u hadlayaa.) See the chapter |