Rooma 3:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Haddaba miyaan rumeysadka ku burinnaa sharciga? Maya lagama yaabo! Runtii markaan rumeysad heysano ayaan xooggeynaa sharciga. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH31 De miyaannu haddaba sharciga ku burinnaa rumaysadka? Yaanay noqon! Laakiin sharciga waannu taagnaa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah31 De miyaannu haddaba sharciga ku burinnaa rumaysadka? Yaanay noqon! Laakiin sharciga waannu taagnaa. See the chapter |