Rooma 3:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Sidaa darteed waxaa xaq nalooga dhigay rumeysad dartiis ee ma aha inaan sharciga adeecnay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH28 Sidaas daraaddeed waxaannu ku tirinnaa in nin xaq ku noqdo rumaysadka ee uusan xaq ku noqon shuqullada sharciga. See the chapterKitaabka Quduuska Ah28 Sidaas daraaddeed waxaannu ku tirinnaa in nin xaq ku noqdo rumaysadka ee uusan xaq ku noqon shuqullada sharciga. See the chapter |