Rooma 3:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Waayo qofna xaq kuma noqon karo sameynta wuxuu sharcigu amrayo. Sharcigu wuxuu na tusaa sida aan dembiile u nahay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH20 Maxaa yeelay, shuqullada sharciga ninna xaq ku noqon maayo Ilaah hortiis, waayo, sharciga ayaa lagu gartaa dembiga. See the chapterKitaabka Quduuska Ah20 Maxaa yeelay, shuqullada sharciga ninna xaq ku noqon maayo Ilaah hortiis, waayo, sharciga ayaa lagu gartaa dembiga. See the chapter |