Rooma 2:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Wuxuu siin doonaa nolosha weligeed ah kuwa si joogto ah u sameeyay waxa wanaagsan iyagoo rajeynaya iney helaan ammaan, sharaf iyo nolol aan dhamaaneyn. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 kuwa dulqaadashada shuqulka wanaagsan ku doondoonaa ammaan iyo ciso iyo dhimashola'aan, wuxuu siin doonaa nolosha weligeed ah; See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 kuwa dulqaadashada shuqulka wanaagsan ku doondoonaa ammaan iyo ciso iyo dhimashola'aan, wuxuu siin doonaa nolosha weligeed ah; See the chapter |