Rooma 2:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Wax badan kama fikirtaan miyaa wanaaga Illaahey ee la yaabka leh ama dulqaadkiisa. Ma ogidiin miyaa sababta uu Illaahey idin kugu wanaagsan yahay iney tahay inuu rabo inaad u toobadkeentaan? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 Ma waxaad quudhsanaysaa hodantinimada wanaaggisa iyo samirkiisa iyo dulqaadashadiisa? Miyaadan garanayn in wanaagga Ilaah kuu kaxeeyo xagga toobadda? See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 Ma waxaad quudhsanaysaa hodantinimada wanaaggisa iyo samirkiisa iyo dulqaadashadiisa? Miyaadan garanayn in wanaagga Ilaah kuu kaxeeyo xagga toobadda? See the chapter |