Rooma 2:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Yuhuudnimada dhabta ah waa inaad qalbigaaga Illaahey ku xirto. Gudniinka dhabta ahna ma aha waxa jirkaaga lagu sameeyay ee waa gudniinka qalbiga ee ka yimaada Ruuxa. Qofka qalbigiisu beddelmayna wuxuu ammaan ka sugaa Illaahey ee dadka kama sugo. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH29 laakiin waxaa Yuhuudi ah kii hoosta Yuhuudi ka ah; gudniintuna waa tan qalbiga, ee ku jirta ruuxa, oo aan ku jirin qorniinka; kaas ammaantiisu kama timaado dadka, waxayse ka timaadaa Ilaah. See the chapterKitaabka Quduuska Ah29 laakiin waxaa Yuhuudi ah kii hoosta Yuhuudi ka ah; gudniintuna waa tan qalbiga, ee ku jirta ruuxa, oo aan ku jirin qorniinka; kaas ammaantiisu kama timaado dadka, waxayse ka timaadaa Ilaah. See the chapter |