Rooma 2:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Haddaba haddii dadka aan gudneyn sharciga Illaahey adeecaan, miyuusan Illaahey ka dhigeyn dadkiisi? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH26 Haddaba haddii mid buuryoqab ahu xajiyo qaynuunnada sharciga, buuryoqabnimadiisii miyaan loo tirin doonin sida gudniin? See the chapterKitaabka Quduuska Ah26 Haddaba haddii mid buuryoqab ahu xajiyo qaynuunnada sharciga, buuryoqabnimadiisii miyaan loo tirin doonin sida gudniin? See the chapter |