Rooma 2:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Waxaad tiraahdaan waa dembi in la sineysto, laakiin idinku ma sineysataan miyaa? Waxaad xukuntaan kuwa sanamyada caabuda, laakiin soo ma isticmaashaan alaab laga soo xaday macbadyada kuwa aan Illaahey garaneyn? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Kaaga yidhaahda, Yaan la sinaysan, miyaad adigu sinaysataa? Kaaga sanamyada nebcaada, miyaad macbudyo dhacdaa? See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Kaaga yidhaahda, Yaan la sinaysan, miyaad adigu sinaysataa? Kaaga sanamyada nebcaada, miyaad macbudyo dhacdaa? See the chapter |