Rooma 2:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Waxan oo dhan waxaa la arki doonaa maalinta uu Illaahey oo adeegsanaya Ciise Masiix xukumayo dadka sirahooda qarsoon, waana sida uu injiilkeygu idiin sheegayo. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH16 maalinta Ilaah waxyaalaha qarsoon ee dadka ku xukumi doono Ciise Masiix sida injiilkaygu leeyahay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah16 maalinta Ilaah waxyaalaha qarsoon ee dadka ku xukumi doono Ciise Masiix sida injiilkaygu leeyahay. See the chapter |